Su,aalo Diini ah

Natiijada Aqoontaada waa

-

Waa  Guulaysatay  Alle Ha kuu siyaadiyo Aqoontaada

Walaal Ma aadan Ka jawaabin Intii loo Baahnaa  Dadaal oo Diintaada Baro Mahadsanid

#1 Sheeg Gabadhii Rasuulka ee uu Guursaday Ali ibn Abi Talib

#2 Sheeg Imisa Sanadood ayuu Quraanka Kariimka ah soo dagayey?

#3 Markii ay Ku Caasiyeen Nabi Huud CS Waxaa lagu halaagay Dabayl socotay 7 Habeen iyo 8 Maalin waa qoomkee?

#4 Imisa Sanodood ayuu Abuubakar Alle Haka raali noqdee ayuu hayay Khaliifada Islaamka?

#5 Si loo dhamaystiro Waajibka Bisha Ramadaanka waxaa la bixiyaa?

#6 Ilaahay wuxuu abuuray insaanka abuuris mida ugu quruxbadan. suuradee ayaa alle ku sheegay?

#7 Kumuu ahaa Boqorkii alle ku caasiyay ee Kaniicadu dishay?

#8 Nabi Yacquub CS wiilashiisu waa Imisa marka laga reebo Nabi Yuusub CS?

#9 Nabi Mohamed NNKH imisa Sano jir ayuu ahaa Markii Hooyadiis Dhimatay?

Su,aalaha Xigga Riix

#10 Nabi Saalax CS waxaa loo diray?

#11 Fatima Alle haka raali noqdee ayada iyo ninkeeda waxay dhaleen 5 Caruur ah Hassan, Hussain, Zainab, Umm Kulthum iyo?

Itus Natiijada Riix